22nd December 2024 admin Category :
“Haddaad tiraahdo Alshabaab ayaan tirtirynaa ogow Qaraxyadu waa kugu sii badanayaan” . Hadalkan waxa yiri Xuseen Aadan Cige, afhayeenka Beelaha Isaaq, isaga oo diidan in Alshabaab lala dagaalamo oo doonaya in wada hadal loo bilaabo . Xusen Aadan Cige, waa ogyahay in reerkiisa u badan yihiin Alshabaab, oo maanta Soomaali ay meel uga soo wada jeedaan sidii dalka looga xorayn lahaa argagixisada dhiiga Soomaaliyeed aqoonsiga ku raadinaysa
https://youtu.be/3Lwa6aVnD7k