10th May 2024  admin  Category :

Halka Siyaasiyiinta Isaaq ku sheegeen maalinta 26 June inay iyagu qayili jireen oo ay ugu fiicnayd in Ingiriisku sii gumaysto, ayaa Ardada gobolka Sanaag oo aan hal shilin ka helin dawladda federaalka Soomaaliya , oo Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ka reebay dabaal dega xafladda 26ka June, 2019, maanta oo ay ka qalin jabinayeen dugsiga dhexe ee magaalada Balibusle ku soo wada labisteen Calanka Soomaaliyeed, jacayl ay u qabaan midnimada Soomaaliya

Soomaali Daacada

Sababta reer Sool iyo Sanaag looga reebay xafladda 26ka June, ayaa waxay tahay inaan laga caraysiin jabhadka Soomaaliya diidka ah ee aad hoos ka daawan doontaan

https://allsanaag.com/ma-wasiirbaa-qaranbaa-mise-wakiilka-snm-ee-dawladda-federaal/

http://allsanaag.com/beesha-harti-maxaa-looga-reebay/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*