26th April 2024  admin  Category :

Madaxda Dowlad goboleedka Jubbaland oo ka qayb galay aaskii Qaran ee loo sameeyey Wasiirkii waxbarashada Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo boqolaal dadweynaha ree Jubbaland oo madax iyo shacab iskugu jira ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo laga soo dajiyay Meydka Alle ha u Naxariistee Wasiirkii Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim ku sugayay mudo saacado ah waxaana markii Meydka la keenay diyaarada ka dajiyay Cutubyo katirsan Ciidamada qalabka sida ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Image may contain: one or more people, cloud, sky and outdoor
Image may contain: sky, airplane and outdoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*