26th July 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee waxa dalka Ingiriiska lagu dilay Jamaal Maxamed Godane Cali Bile.

Allah u maxariistee  Jamaal oo 21 jir ah, oo dhowaan aabe noqday,  ayaa talaadadii  lagu dilay xabsi uu ku jiray. Waxa dilkiisa loo isticmaalay Tooreeyada lagu ugaarsado. Dilkiisa ayaa waxa  loo qabtay laba Qof oo da’doodu kala  tahay 34 jir iyo 36 jir.

The incident occurred at Pentonville prison in north London

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*