26th April 2024  admin  Category :

Jac Ma oo deeq caafimaad gaarsiiyey Ruushka iyo Laatiin Amerika

Dalka Ruushka ayaa ka helay Jack Ma in ka badan hal milyan oo ah Alaabta Afka lagu xirto (face masks) iyo 200,000 oo ah qalabka lagu tijaabinayo coronavirus , dalkaas oo ah dalkii ugu danbeeyey ee soo dhoweeya deeqda ka timid Maalqabeenka Shiinayska ee lgula dagaalamayo xanuunka caalamka saameeyey

Ma, horay ayuu deeqdan oo kale wuxuu u diray Afrika oo u sii mariyey Itoobiya iyo Amerika

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*