26th March 2024  admin  Category :

Tirada ugu badan ee qabta xanuunka coronavirus hadda Maraykanayeey ku nool yihiin

Dalka Maraykanka ayaa hadda sida la xaqiijiyey ay ku nool yihiin Dadka ugu tirada bada ee qaba xanuunka coronavirus caalamka oo dhan., dadkaas oo gaaraya 85,500 oo Qof inta la tijaabiyey.

Baaritankii ugu danbaysay ee ay samaysay jaamacadda Hopkins University , Maraykanku waa ka dul maray Shiinaha oo ay ku nool yihiin dad xanuunka Coronavirus: qaba oo gaaraya (81,782 ) iyo Talyaaniga ( 80,589).

Lakiin dadka ugu dhintay xanuunkan coronavirus dalka Maraykanka waxay gaarayaan 1,300 Covid , oo waa ka yar yihiin dadka Shiinaha ugu dhintay (3,291) iyo Talyaaniga (8,215).

https://www.bbc.com/news/world-us-canada-52056586

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*