16th April 2024  admin  Category :

Afar qof oo ka tegay waqooyiga Soomaaliya ayaa laga helay Xanuunka markii ay gaareen Jabuuti

Telefishinka Dowladda Jabuuti ayaa sheegey in afartii qof ee maanta laga heley Coronavirus dalka Jabuuti ay yihiin muwaadiniin reer Jabuuti ah oo ka soo laabtay Somaliland, isla markaasna ka soo gudbay xuduudda dhinaca dhulka ah ee ay wadaagaan Jabuuti iyo Somaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*