26th July 2024  admin  Category :

Jaamacadda Maakhir afar milyan iyo shan boqol oo kun ma ku baxday

Mashruuca Jaamacada Maakhir waxaa loogu talagalay in lagu dhiso lacag dhan afar milyan iyo shan boqol oo kun oo doolar. Hadaba, jaamacada la dhisay waqtigan ma tahay mid ay ka muuqato in la geliyey ama lagu dhisay lacag dhan afar milyan iyo bar?

Hadaba, ma la raacay Naqshad-dhismeedkii assalka ahaa ee Jaamacada Maakhir loo sameeyay? Tirada iyo qeybaha Jaamacaddu ka kooban tahay ee Kuwait lagaga dhawaaqay ee haddana naqshada lagu muujiyey iyo dhismaaaysha teel teelka ah ee hada la dhisay ma isu dhigmaan? Afar million oo dollar iyo bar ma ku baxday dhawrka dhisme ee hadda la taagay?

Maakhir University naqshadeeda asalka ahayd waxeey ka kooban yihiin dhismayaasha hoos ku taxan. Dhismayaasha iyo blocks ay aheyd in la dhiso waxa la socda goobo loo calaamadiyey “Ballaarin Mustaqbalka ah” “Future Expansion”,  oo loogu tala galay in ay Jaamacaddu ku fido mustaqbalka.

Jaamacadda hadda la dhisay waxa ka muuqata in ay aad uga duwan tahay naqshad dhismeedka qaybihiisu hoos ku xusan yihiin oo ah naqshan dhismeedkii ay maamul goboleedka Puntland sanadii 2014kii ka gudoontay injeerada Kuwait Fund u fulin lahaa mashruuca Maakhir.

Waxa kaloo cad in dhawrka dhisme ee la taagay hadda  iyo kuwii heshiiska markii Kuwait Fund dawlada Soomaaliya la geleysay la balan qaaday aanay shaqa isku laheyn. Sida sawirka naqshad-dhismeedka ku qoran waxay aheyd in la dhiso tusaale ahaan:
(1) Goobaha ciyaaraha gudaha iyo dibedaba lagu sameeyo-Athletics Facility Indoor Games Outdoor Game,
(2) guryaha gabdhaha-Girls Hostel,
(3)guryaha wiilasha-Boys Hostel ,
(4)-Tiyaatar dusha ka fura-Open Air Theatre
(5)-Hoolalka waaweyn ee shirarka-Assemly Hall
(6)-Dhismayaasha Maamilka Jaamacadda-Administrative Block,
(7)-Gurayah Martida-Guest Hous ,
(8)-Taxa Dhismayaasha Qeybta Akademiga Kowaad-Academic Block Wing-1, (9)maktababadaha(Library)
(10)-Taxa Dhismayaasah Qeybta Miidhiyada-Media Center Block,
(11)- Taxa Dhismayaasha Qeybaha Culuumta Kunbuuuytarada iyo ITga-Computer and Information Technology Block
(12)-)-Taxa Dhismayaasha Qeybta Akademiga labaad-Academic Block Wing-2, (13) Baarkindada Gaawiirada, Basaska, etc oo al 2 Parking Area, Bus Parking, Car Parking, Residence Parking
(14) Qeybta Maqaaxiyaha iyo Madbakhyada-Cafeteria and Kitchen Block
15-Taxa Dhismayaasha  Laababka iyo Weekshobiska-Laboratories/Workshop Block
16-Guryaha Shaqaalada-Provision for Staff Accommodation
17-Maasjid… ka akhriso qeybaha kale ee ku qoran dhisaaynka. Dhawrka guri ee  teel teelka ah ee hadda la taagay  . Xitaa deyr  laguma soo wareejin dhisma  jaamacada sida sawirada ka muuqata oo an ka hayn silig ku xayndaaban!

naqshad

Bile Warsame (@bilexiiray) Instagram media 2017-03-23 14:12:58

Image may contain: cloud, sky, outdoor and nature

Image result for sawirada jaamacadda maakhir

17499210_1787104224949730_6311765044657569863_n

 

Sawirka Born To Be Brave.

Sawirka Born To Be Brave.

Is waydii su’aalahan adiga oo kaashanaya eegida qaybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay sawirka muujinaya naqshad-hismeedka jaamacadu lahayd:

Ma la dhisay Boys Hostel, Girls Hostel, Athletics Facility Indoor Games, Athletics Facility Outdoor Games, Academic Block Wing-1, Academic Block Wing-2, Computer and Information Technology Block, Cafeteria and Kitchen Block,Assembly Hall, a Open Air Theatre,Administrative Block, Guest House, Library and Media Center Block ,D.G. Shelter, Provision for Staff Accomodation, Mosque?  Ma la dhisay Bus Parking, Car Parking, Residence Parking and Parking Area?

Fadlan dhisaynka ka akhriso qeybaha kala duwan ee Jaamacadda ee ahayd in laga dhiso magaalada Badhan.

——————Qeybahan ayaa ku jira dhisaynka Jaamacadda Maakhir

naqshad

Naqshada waxaa kaaga muuqaneeysa ineey aheede in la fulliyo arrimahan oo idil sida: Overheed Water Tank, Septic Tank With SOAK PIT
Future Expansion, Boys Hostel, Athletics Facility Indoor Games, Athletics Facility Outdoor Game, Academic Block Wing-2, Future expansion,
Computer and Information Technology Block, Septic Tank with Soak PIT, Future Expansion, Cafeteria and Kitchen Block, Assemly Hall and Open Air Theatre, Parking Area, Existing Structure, Parking Area, Rain Water Harvesting, Bus Parking, Car Parking, Parking Area, Administrative Block, Guest House, Future Expansion, Septic Tank with Soak PIT, Library and Media Center Block, D.G. Shelter, Overhead Water Tank, Underground Water Tank, ———————-, Provision for Staff Accommodation, Residence Parking, Septic Tank with SOAK PIT, Future Expansion,  Girls Hostel
Water Tank, Green Stone Monument Sculpture
D. G. Shelter, Septic Tank with SOAK PIT,
Laboratories/Workshop Block, Future Expansion, Academic Wing-1
Future Expansion, Mosque.

Markii lakala saxiixanaya tirada dhismaha ee Kuwait Fund qortay, Kuna soo baxay warbaahinta dalka Kuwait ka soo baxada oo aff-carabi iyo English ba ku qoran  waxa ay u dhignaayeen sidan hoos ku xusan:

(1)  Building for  registration and acceptance,
(2)  Offices for the staff teachers,
(3)  Classrooms,
(4)laboratories,
(5) Playgrounds,
(6) Restaurants,
(7) library,
(8) Computer rooms,
(9) Dormitory for students,
equipment supply to the university building

plus the engineering consulting services for design and supervision of the works.

Signature of Grant Agreements in The Federal Republic of Somalia

07/10/2013
…..of which US$ four million will be allocated to finance the Makher University Project in Snage[Sanaag] province

……

The Project aims to contribute to the development of the high education sector to enable the scientific specialized personnel in different sectors to satisfy the requirements of the work market.  All this will be realized through the construction of university building comprising specialized faculties and attached necessary buildings.

The project consists of establishing university building including building for registration and acceptance, offices for the staff teachers, classrooms, laboratories, playgrounds, restaurants, library, computer rooms, dormitory for students, equipment supply to the university building plus the engineering consulting services for design and supervision of the works.

https://kuwait-fund.org/en/web/kfund/current-news-events/-/asset_publisher/8Vn82dPrFd8B/content/signature-of-grant-agreements-in-the-federal-republic-of-somalia

صندوق التنمية يوقع اتفاقيتي منحة مع الصومال بعشرة ملايين دولار

وقال ان مشروع الجامعة يتضمن انشاء حرم جامعي يتضمن مباني للتسجيل والقبول ومكاتب لاساتذة الجامعة وقاعات للمحاضرات والمختبرات وملاعب رياضية ومطعما ومكتبة وقاعات للحاسب الآلي ومباني للسكن الداخلي للطلبة وتوفير الخدمات والتجهيزات اللازمة لموقع الحرم اضافة الى الخدمات الاستشارية لأعمال التصميم والإشراف على التنفيذ

http://www.alanba.com.kw/ar/kuwait-news/414340/08-10-2013
وبين الصندوق ان الهدف من مشروع الجامعة يتمثل في المساهمة بتطوير قطاع التعليم العالي بغرض اعداد الكوادر العلمية المتخصصة في مختلف المجالات لتلبية متطلبات سوق العمل وذلك من خلال انشاء حرم جامعي يضم كليات تخصصية والمنشآت الملحقة اللازمة لحرم الجامعة.
وقال ان مشروع الجامعة يتضمن انشاء حرم جامعي يتضمن مباني للتسجيل والقبول ومكاتب لاساتذة الجامعة وقاعات للمحاضرات والمختبرات وملاعب رياضية ومطعما ومكتبة وقاعات للحاسب الآلي ومباني للسكن الداخلي للطلبة وتوفير الخدمات والتجهيزات اللازمة لموقع الحرم اضافة الى الخدمات الاستشارية لأعمال التصميم والإشراف على التنفيذ

http://www.alanba.com.kw/ar/kuwait-news/414340/08-10-2013

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*