
5th December 2023 admin Category :
Jaamac Maxamed Qaalib ayaa iska casilay xil uu Madaxweyne Farmaajo habeen ka hor u magacaabay, kaasoo ahaa Guddoomiyaha Guddiga Taakuleynta Ciidamada, kaddib munaasabad lagu qaaraan loogu uruurinayay Ciidamada oo lagu qabtay xarunta Jen. Kaahiye ee degmada Xamar Jajab.