26th April 2024  admin  Category :

Xagee ayeey  iska soo gaaraan Cali Buureed iyo Kaluumaystada Beesha Isaaq ee Berbera kaluunka ka dabtaa?

Cali Buureed oo ka soo jeeda magaalada Dhahar  oo aan Xad  la lahayn beelaha Isaaq , ayaa Kaluunka Berbera ku jira ka sheekeenaya,  halka isaga iyo kuwo la mid ahi ay sabab u yihiin dhul boobka lagu hayo degaanadii ay  ka soo jeedeen  ee gobolka Bari. Maanta buurta Ceelaayo dul saaran muran ayaa ka taagan, Laag sidoo kale. Galgala xoog ayaa  lagu  haystaa. Afdiinle waa loo soo tukubayaa, Carmo Faraha mar hore ayeey ka baxday.  Carmo iyo Ceel daahir inta u dhaxaysa waa lagu habsaday . Bosaaso waa la degan yahay uun ee wax laguma hayo  .Hadaba soo lama gaarin xilligii la xisaabtami lahaa oo la is waydiin lahaa waxaa khaldamay iyo wiilashan hadba dhinac u ordaya waxa ay soo kordhiyeen

https://youtu.be/07N0CaV0vTo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*