26th July 2024  admin  Category :

Jaaliyada Harti Iyo Meheri Ismaaciil Ee Nairobi Gurmad Dhaqaale lasoo gaaray Dadkii ku barakacay Colaadii Dhumay.

Jaaliyada Harti iyo Meheri ismaaciil ee dagan Caasimada kenya ayaa dhaqaale gaadhaya 45,000 shan iyo afartan kun oo dolar ku wareejiyey guddi taakulaynta dadkii ay saamaysay colaadii koonfurta gobolka sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*