26th July 2024  admin  Category :

Murashax Siciid Deni,  oo doorashadii Federaalka ee ugu danbaysay  ka helay labaatan Cod oo ay siiyeen xag jirka Koonfurta Soomaaliya ayaa maantana waxay ugu deeqeen ama u soo tababareen Wiilaal ka ilaaliya Bulshada reer Puntland. Murashaxiinta Puntland waa ninka ugu dhow xag jirka oo ay wada shaqayni ka dhaxaysaa

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*