29th March 2024  admin  Category :

Maamulka Hargeeysa ayaa codsi u dirsaday Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed si uu u dhexdhexaadiyo iyaga iyo Dawladd Federaalka ee Soomaaliya. Waxeey sheegeen in Abiy Ahmed uu la heshiiyey Ereteeriya, sidoo kallena uu qeeyb ka qaatay heshiiskii Jabuuti iyo Ereteeriya. Maamulka Hargeeysa ayaa aqoonsi ku raadinayo gobolo aan goosi doon aheen oo ay ka mid yihiin Sool, Awda iyo Sanaag.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*