26th July 2024  admin  Category :

Dadka ku ganacsan jiray suuqa kalluunka ee magaalada Muqdisho ayaa ka mudaaharaaday isku day la doonayey in lagu xallaashado dhulka uu ku yaal suuqii ay ku ganacsan jireen. Dadka ayaa sheegay in suuqan ay ku ganacsanayeen in kabadan labaatan sanno, maantana loo soo dhigtay suuqii ay nolol maalmeedkooda ka soo saaran jireen. Hadaba, mudaaharaadka ka dib ayaa dib loo furay suuqii la doonayey in lagu habsado.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*