7th August 2026  admin  Category :

Dowladaha Caalamka waxa ay leeyihiin Sirdoon hubiya diblomaasiyinta loo soo diro sidoo kalana la socda howlahooda shaqo iyadoo la ilaalinayo Xasaanadooda.

Madaxweynaha Soomaaliya Maanta waxa uu waraaqaha safiirnimo ka gudoomay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya Suleymaan Dedefo oo si cad ugu xad gudbay Midnimada iyo dowladnimada dalka.

Hadaba Su’aashu waxa ay tahay ma Sirdoonkeena ayaanan laheyn awood ay ku hubiyaan dabinada dibada mise Madaxdeena ayaanan qaadan Talooyinka sirdoon ee loo soo gudbiyo?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*