26th July 2024  admin  Category :

Golaha Wasiirada Ethiopia ayaa ku dhowaaqay in xaalad deg deg ah lagu soo rogay dalka oo dhan, taasi oo isla hadda dhaqan galeysa.

Warbaahinta dowladda ee FANA ayaa sheegtay in xaaladda deg degga ah looga gol leeyahay in shacabka looga badbaadiyo “xasuuqa ay gaysanayaan” kooxda TPLF.

Haddaba Xuseen Barre Aadan aayaa xaaladdan ka Khadka taleefonka uga wareystay weriyaha VOA ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa iyo wasiirka cadaaladda gobolka Soomaalida Axmed Xaaji Samatar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*