18th April 2024  admin  Category :

Islaan Xuseen ayaa Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag qado sharaf ugu sameeyey odoyaasha dhaqanka iyo masuuliyiin halkaasi u jooga xal u helida dhacdadii uu ku dhintay marxuum Xasan Cali Jibriil.
Gudoomiyaha Barlamanka iyo Suldaan Siciid ayaana ka qayb-galay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*