3rd December 2022  admin  Category :

Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo maamulka Gobolka Sanaag oo wada olole weyn oo looga horatagayo xanuunka dilaaga ah ee Coronavirus (COVID-19)

Iskuduwaha wasaaradda caafimaadka Puntland ee gobolka Sanaag Drs. Faadumo Ibraahim Ismaaciil ayaa kormeertay baraha kaantaroolada laga soo galo magaalada Badhan oo ay horay wasaaraddu u gaysay kooxo caafimaad oo dadka ka baaraya caabuqa COVID19.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*