29th March 2024  admin  Category :

Waxaa la kordhiyey Muddada ama waqtiga Buuxinta Shuruudaha Wajigii labaad ee Diiwaangelinta Ururada Siyaasadeed waxaa laga dhigay labo bilood oo ka bilaabmaysa 23/4/2020 kuna eg 22/6/2020 si loo siiyo Ururada Siyaasadeed waqti una joojiyaan kulamada Shacabweynaha illa inta laga xaqiijinayo in khatarta cudurka Govid-19 laga gudbay .

Image may contain: text

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*