![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2016/09/hqdefault-1.jpg)
27th July 2024 admin Category :
Isimada Sool iyo Sanaag ayaa sida Aarbitaraha kubbada cagta markuu dhex dhexaadinayo labo kooxooda hadba dhinac u ordo , ayaa iyaguna orodkaas mid la mid ah waxay ku dhaafaan banka Karmaan, iyagoo marna u sii socda Garowe marna Hargaysa