8th February 2023  admin  Category :

Puntland horumar ayaa ka socda dhan walba ah, waxaana ka mid ah JIdka isku xira dekadda Boosaaso iyo magaalada Ceerigaabo. sidaas awgeed ayaa magaalada Ceel daahir ee gobolka Bari waxay yeelan doontaa ISGOYSKA UGU CAANSAN SOOMAALIYA, Waa halka jidku ku kala qaybsamo oo mid aado galbeed iyo mid aadaya Koonfur

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*