27th July 2024  admin  Category :

Magaalada Muqdisho ayaa waxa wadoonyinka laga hirgellinayaa nalalka kalla haga gawaarida. Waqtigan la joogo, waxaa ka jira waddooyinka ciriiri iyo is dhexyaac, balse haddii la hirgelliyo leerarka ayaa hoos u dhigi doonta saxmada ka jirta wadooyinka. Hadaba, nalalka samaafaraha ayaa waxaa ugu danbeeysay isticmaalkooda 1991dii.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*