27th April 2024  admin  Category :

Caaqil Shanleeyste ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan riditaankii guddoomiyaha baarlamaanka. Hadaba, caaqilka ayaa sheegay in iyagu aysan aheeyn dad ka dudaya wixii dhacay, ayna ka mid yihiin dadkii wax ka dhistay Puntland, balse ay waajib tahay in wax la iska weeydiiyo arrimihii dhacay. Caaqilka ayaa sidoo kalle sheegay in madaxweeyne Deni uu ka garaabay wixii ka dhacay meesha. Hadaba, caaqilka hadalkiisa oo dhameeystiran muuqaalka hoose fadlana kaga boggo.

https://youtu.be/N-2TB0VbSYE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*