26th July 2024  admin  Category :

Click the link to see the letter written by Isaq clan based Somali National Movement(SNM), the current seccessionists Somaliland(Isaqland) leaders, in 1991 outlining their policy towards non-isaq clans in former British Somaliland.

14 March 1991 Meeting of the security council of the Somali National Movement(SNM)

Halkan ka akhriso go’aankii jabhadii SNM ee Silaanyo u sareeyey iyo qorshihii baabi’inta ay xilligaa u dejiyeen qabaa’ilka la degan. Inta ay SNM dantooda aqoonsiga helayaan qaabaa’ilka kale madaxaa loo sii salaaxayaa, maalinta la aqoonsado siday doonaan bay ka yeeli doonaan oo siyaasadan cidhib tirka ah ayey fulin doonaan.

Qorshaha Dabargoynta ee SNM ama Isaaqu Dadka aan Isaaqa aheyn u dejiyeen 1991

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*