27th July 2024  admin  Category :

Ina Cali Koore oo isku shaandhayn ku sameeyey wasaaraddiisa Biyaha, Halka Biyo la’aani ay  ka jirto gobolada waqooyiga Soomaaliya. Marka nin maran xil loo magcaabo tan oo kale ayaa dhacda. Bulshaddii uu wasiirka u ahaa Biyo ay cabaan ayeey doonayaan isaguna wuxuu magcaabay agaasimaha waaxda horumarinta Cilmi-baadhista iyo Arrimaha Shuruucda Biyaha,

Ina “Cali Koore” ayaa magacaabay xubno cusub, waxaanay wareegtada uu soo saaray u dhignayd sidan:-
1.  Maxamed Faarax Cabdi oo ahaanaya agaasimaha waaxda Qorsheynta iyo isku xidhka Hawlaha,
2. Maxamed Sheekh Xasan Muumin oo ahaannaya agaasimaha waaxda horumarinta Cilmi-baadhista iyo Arrimaha Shuruucda Biyaha,
3.  Fahad Faysal Cismaan oo ahaannaya agaasimaha waaxda horumarinta Biyaha dhulka hoostiisa.
4. . Mukhtaar Abshir Xaaji Diiriye oo ahaannaya agaasimaha waaxda horumarinta Qabashada biyaha oogada dhulka.

https://youtu.be/XrP5XNHz364

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*