26th April 2024  admin  Category :

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Gargaarkii labaad oo loogu talogalay xakamaynta xanuunka Coronavirus  soo gaadhsiisay Puntland.

Gargaarkan oo la sheegey in uu kamid yahay sheybaadhka cudurka lagu baadho ayaa laga dejiyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari maanta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*