26th July 2024  admin  Category :

Yuusuf Cali Caynte wuxuu ka mid ahaa mucaaradkii dawladdii Cabdulaahi Yuusuf, golihii sare ee Maxaakiimta. Wuxuuna markii danbe ka mid noqday Xildhibaanadii dhowrka boqol ahaa ee Sheekh Shariif ku inqilaabay dawladdii Cabdulahii Yuusuf Allah ha u naxariistee. Dawladnimaddii uu ku taageeri waayey Cabdulaahi Yuusuf maalintii Muqdisho gubanaysay oo uu maanta ku taageerayo Kheyre soo maaha Murursade ayeey ka soo wada jeedaan. Yuusuf Cali Caynte wuxuu dhalay  wasiirkii hore ee  qorshaynta Soomaaliya ee yiri  “Laascaanood ayaa argagixsminada Soomaal iya ka bilaabantay isaga oo qiil ugu raadina in SNM xaaraan ku sii haysato Laascaanood. Waebixintii Tirakoobka ee uu madaxda ahaa Yuusuf cali caynte wiilkiisu ” Wuxuu ku sheegay in beesha Gugundhabe, ee  Hawiye ay  ka degaan weyn tahay beesha Dhulbahante

http://www.allidamaale.com/fadeexad-wasiirka-cusub-ee-iskaashiga-iyo-xiriirka-caalamka-oo-sheegay-in-ay-kooxda-shabaab-ku-as-aaseen-laascaanood-2003dii/

https://allsanaag.com/caruurtii-culimadda-koonfurta-soomaaliya/

https://allsanaag.com/hag-iyo-qabyaaladooda/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*