28th March 2024  admin  Category :

Khadiijo Diiriye iyo Farmaajo, Soomaali ma gaarsiin karaa doorasho xor ah

Umadda Soomaaliyeed ayaa rajaynaysay inay arkaan isbedel siyaasadeed iyo mid hogaan oo dalku yeesho marka la gaaro sanadka 2021.

Bulshada Soomaaliyeedoo ku rajo waynayd inay arkayaan sanadka 2021, doorasho xor ah oo ah hal qof iyo hal Cod ah , ayaa hadda waxa niyad jab ku riday doodihii maalmahan ka socday guriga Baarlamaanka iyo hogaankii baarlamaanka, xildhibaanada qaarkood oo shaqooyinkoodii hore dib ugu laabtay oo ilaaway m’asuuliyaddii ka saarnayd Qaranka Soomaaliyeed

Hogaanka Baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah xildhibaanada oo ka mid ah golaha wasiirada oo laga sugayey inay Soomaaliya gaarsiiyaan midnimo, amniga oo la sugo iyo doorasho hal cod iyo qof ah ayaa waxay noqdeen kuwo u heesaya madaxweyne Farmaajo

Waa madaxdii Baarlamaanka Soomaaliya iyo xildhibaanaddii Soomaaliyeed oo ka mid ah golaha wasiiradda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*