28th March 2024  admin  Category :

Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiisha Dawladda Puntland ayaa in kabadan 300 oo askari udiray Deegaanka libaaxe ee Gobolka Nugaal ka Tirsan, si ay uga qaybnoqdaan Badbaadinta Dadka iyo Xoolaha ay Saameeyeen Roobabku.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*