7th September 2024  admin  Category :

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland, Maxamed Dhabancad,ayaa ka hadlay tijaabaddii hubkii Turkiga eelagu bur buriyey Dhuusamareeb.

“Waa nasiib-darro in dowladda federaalka ahi xoog u adeegsato bur-burinta dowladihii qayb-ta ka ahaa nidaamka federaalka ee dalku qaatay”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*