29th March 2024  admin  Category :

Wasiirka amniga dawladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo uu weheliyo taliyaha ciidamada difaaca Puntland ayaa Badhan kulan kula qaatay guddiga amniga gobolka Sanaag waxaana laga soo saaray qodobo amniga lagu adkaynayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*