26th July 2024  admin  Category :

Kubaddii, sadexda sano kaynta lala galay Deni ayaa soo celiyey oo hadda Garoonka ayeey taal ee ka qayb qaadp

Prof Xasan shiikh ” Beelaha Soomaaliyeed iyo Hogaanada dhaqanka waa in ay ka fikiraaan xildhibaanka ay keenayaan, waana in ay soo doortaan Fuunday sax ah oo yaqaana dhismaha Dowadnimada.Xildhibaanada Hadda jira waa xildhibaanadii ugu Liitay 20-kii sano ee la soo dhaafay waxayna Doorteen Hogaamiyihii ugu liitay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*