Muuqaalkan waxuu koobayaa xaqiiqda dhabta ee kuxeeran dagaalka ay Puntland kulajirto kooxda Daacish

Muuqaalkan waxuu koobayaa xaqiiqda dhabta ee kuxeeran dagaalka ay Puntland kulajirto kooxda Daacish
Dagaal culus oo ay ku dhinteen qaar ka mid ah saraakiisha Puntland ee ciidanka hoggaaminayey, qaarna ay ku dhaawacmeen ayaa maalintii shalay, xalay, ilaa maanta waxa uu ka dhacay Togga Jeceel oo ka tirsan buuraha Calmiskaad.
Saraakiishii Dagaalka ku dhintay waxa ka mi ahaa Gaashaanle dhexe Mukhtaar Axmed Faarax (Gaagaale), oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidanka hogaaminaysay iyo iyo walaalkiis Cabdifataax Axmed Faarax.
Bahda Allsanaag, waxay tacsi u dirayaan dhamaan Qoysaskii ay ka geeriyoodeen ciidanka Puntland
Senator Cabdi Qaybdiid: “Soomaaliya in la waayo ayey qarka u saaran tahay, maanta ka horayna kama quusan….kuwa Xasan dhulka Qaranka ka gadanaya berri ayaan ka celinaynaa, doorashana meelna kama qabanayo Xasan.”
Maamul Puntland ayaa maanta sheegay in duqaymo ay ciidamada Maraykanku ka fuliyeen buuraleyda Golis ay ku dileen xubno muhiim ah oo ka tirsan kooxda Daacish. Duqeynta waxaa amray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.Hadaba Falastin Ahmed Iman ayaa duqeymahaas iyo khasaaraha ka dhashey ka wareysatey Afhayeenka ciidmada la dagaalanka Argagixisada ee Hilaac ee Puntland General Mohamud Ahmed duqeymahaas.
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland Ahna Gudoomiyaha Gudiga Taakulaynta Ciidanka Dowladda Puntland Saciid Jaamac Qorsheel’’’
Gabdhaha Haldoorka Puntland Waad ku Mahadsan tahiin Garab istaaga Ciidamadiina
Daawo muuqaalka Magaalada Timirshe, ee ahayd xaruntii hogaamiyaha Daacish Abdulqadir Mumin,
This is Timirshe village, the birthplace of the fake Caliph Abdulqadir Mumin. It was one of the villages that was contested by ISIS. It strategically lies at a depression at the southwest foot of the Al-Miskad Mountains. pic.twitter.com/eJRYYfhVqC
— M.Mubarak (@somalianalyst) February 1, 2025
Puntland oo Maraykanka & Imaaradka uga mahadcelisay Duqeyn Xaga Cirka ah oo maanta lagu qaaday Daacish,
Trump oo sheegay in uu amray duqeymo lagu fuliyay Daacishta Soomaaliya
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in uu amray weerar cirka ah oo ka dhan ah madaxda kooxda Daacish ee Soomaaliya.
Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ayuu madaxweyne Trump ku sheegay in duqeynta lala beegsaday saraakiisha qorsheysa weerara iyo kuwa kale oo iyaguna ka tirsan Daacish.
“Gacan ku dhiiglayaashaasi oo aanu ka helnay iyaga oo ku dhuumaaleysanaya godad, ayaa khatar geliyay Mareykanka iyo xulufadeenna. Duqeymaha ayaa burburiyay gudadki ay ku noolaayeen, waxana lagu dilay in badan oo ka mid ah argagixisada iyadoo aysan wax dhibaato ah kasoo gaarin rayidka.”
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda PuntlandH.E Abdirahman Khaliif Faarah ayaa la shiray
Wasiirka ayaa guddiga qaxootiga iyo magalya-doonka ku adkeeyey inay nabadda kala shaqeeyaan laamaha Dawladda Puntland iyo inay iska qabtaan qofkii ay ka dareeman inuu halis ku yahay nabadgelyada guud ee wadanka.
Sidookale, Wasiirka ayaa guddiga qaxootiga la wadaagay wareegtadii ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland taas oo ku saabsanayd khataraha ay keeni karaan dadka sida sharcidarada ah ku soo gala
Deegaanada Puntland iyo in laga hawlgalay maanta oo taariikhdu tahay 26 Jannaayo 2025.
Guddiga Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka ( Asylum Seekers ) waxay shirka ka cadeeyeen inay dhankooda nabadgelyada kala shaqaynayanaan laamaha amniga Dawladda Puntland.
Shirka waxaa Wasiirka ku weheliyey Agaasimaha Waaxda Daryeelka Bulshada Beexaani Axmed Barre iyo La taliyaha farsamo ee Waaxda Ibraahim Axmed Maxamuud.
▪︎
.
War-murtiyeed laga soo saaray shir Badhan uga socday dhaqanka gobollada Sanaag iyo Sool: