10th July 2026  admin  Category :

Muddo bil ah waa inaag Hindiga ku barataa ama dalka noo dhaaftaa

Qof Madow oo ka soo jeeda qaaradda Africa oo tababare ugu ahaa Caruur Hindiya magaalada Delhi 12 sano, ayaa xildhibaan golaha degaanka ee ka tirsan xisbiga BJP, laguna magcaabo Renu Chaudharayaa waxay u qabatay muddo bil ah inuu Hindiga ku barto ama dalka isaga tago

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*