6th May 2024  admin  Category :

Heshiis Soomaali saxiixdo kii ugu caansanaa xorriyadii Soomaaliya ka hor, Odayaashii saxiixay heshiiskaas oo u dhigmay midka Qareemadu maanta u saxiixaan dalalkooda marka ay saxiixayaan heshiisyada xiriirka Caalamiga ayaan soo helnay Beelaha Warsangeli ee ay ka soo jeedeen

Ardaaga Odayaasha Warsangeli ayaa xilligaa dalbaday in aan heshiiskoodu noqon mid furan oo suldaanada isbedelayaa dhaxlaan. Waxay diideen odhaahda qabaa’ilka kale oo dhan heshiisyadooda la raaciyey oo ah in iyaga iyo kuwa ay sii dhalaan oo dhulka dhaxli doonaa ay khasab ku tahay iney ilaaliyaan heshiiskaa waa ” their heirs and successors .”

Waxa la yaab le xeel-dheerida iyo garashada fog ee Ardaaga Odayaasha Warsangeli ee xilligaa. Maanta looyarada joogaa sida ay Ardaaga Odayaasha Warsangeli heshiiskoodu ugu adkeysteen inuu ka duwanaado qabaa’ilka kale iyo in aan ismaamulkooda la taaban karin oo xornimadooda wax loo dhimin, in sidii dal “Country”loola galo,  in aan doonyaha iyo maraakiibta Ingiriisku iska soo geli karin dhulkooda, in aan dadka hoos yimaada Boqortooyada Ingiriiksu iska dhex mari karin iyo inaan heshiisku noqon mid furan oo Sultaan uu Sultaan ka dhaxlo.

Waxay kaloo Ardaaga odayaasha Ardaaga Warsangeli ka shaqeeyeen xilligaa maanta ma sameyn karaan kuwa jooga oo xirfadaa iyo xeel dheeridaa la yaab kale oo ay xitaa ku darsadeen awooda ah in haddii Suldaan cusubi yimaado oo Ardaaga Odayaasha Warsangeli iyo Suldaanku isla gartaan in ay ka baxaan ay jebin karaan halka Soomaalida kale ay khasab ku tahay iney weligood Boqortooyada Ingiriiska ku hoos jiraan.

Muhammad Mahmud Ali, Gerad of all the Warsangali.

Jama Mahmud, Reer Garaad
Muhammad Ibrahim, Reer Garaad
Omar Ahmed, Reer Garaad
Mahmud Abdullah, Reer Garaad
Yusuf Mahmud, Reer Garaad

Nur Abdullah, Reer Faatax
Isa Adan, Reer Faatax
Muhammad Ali Shirwa, Reer Faatax
Abdy Nur, Reer Faatax

Muhammad Abdi Nalaya, Ogeyslabe
Mahmud Sagully, Ogeyslabe
Abdullah Sagully, Ogeyslabe
Muhammad Abdulah, Ogeyslabe

HERE IS THE WARSANGELI TREATY WITH THE BRITISH GOVERNMENT:

TREATIES, &c., between the Warsangalis (British Protection; Slave Trade; Wrecks: &c.). – January 27, 1886

The British Government and the Elders of the Warsangali tribe who have signed this Agreement being desirous of maintaining and strengthening the relations of peace and friendship existing between them;

The British Government have named and appointed Major Frederick Mercer Hunter, C.S.I., Political Agent and Consul for the Somali Coast, to conclude a Treaty for this purpose.
The said Major F. M. Hunter, C.S.I., Political Agent and Consul for the Somali Coast, and the said Elders of the Warsangali, have agreed upon and concluded the following articles:-

ART.

I. The British government, in compliance with the wish of the undersigned Elders of the Warsangali, undertakes to extend to them and to the territories under their authorities and jurisdiction the gracious favour and protection of Her Majesty the Queen-Empress.

II. The said Elders of the Warsangali agree and promise to refrain from entering into any correspondence, Agreement, or Treaty with any foreign nation or Power, except with the knowledge and sanction of Her Majesty’s Government.

III. The Warsnagali are bound to render assistance to any vessel, whether British or belonging to any other nation, that may be wrecked on the shores under their jurisdiction and control , and to protect the crew, passengers, and cargo of such vessels, giving speedy intimation to the Resident at Aden of the circumstances; for which act of friendship and good-will a suitable reward will be given by the British Government.

IV. The Traffic in slaves throughout the territories of the Warsangali shall cease for ever, and the Commander of any of Her Majesty’s vessels, or any other British officer duly authorized, shall have the power of requiring the surrender of any slave, and of supporting the demand by force of arms by land and sea.

V. The British Government shall have the power to appoint an Agent or Agents to reside in the territories of the Warsangali, and every such Agent shall be treated with respect and consideration, and be entitled to have for this protection such guard as the British Government deem sufficient.
VI. The Warsangali hereby engage to assist all British officers in the execution of such duties as may be assigned to them, and further to act upon their advice in matters relating to the administration of justice, the development of the resources of the country, the interests of commerce, or in any other matter in relation to peace, order, and good government, and the general progress of civilization.
VII. This Treaty to come into operation from the 27th day of January, 1886, on which date it was signed at

Bunder Gori by the Undermentioned.

F. M. Hunter

Witness:

J. H. Raintier, Commander, R. N.

Muhammad Mahmud Ali, Gerad of all the Warsangali.

Jama Mahmud
Muhammad Ibrahim
Omar Ahmed
Mahmud Abdullah
Yusuf Mahmud

Nur Abdullah
Isa Adan
Muhammad Ali Shirwa
Abdy Nur

Muhammad Abdi Nalaya
Mahmud Sagully
Abdullah Sagully
Muhammad Abdulah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*