16th December 2024 admin Category :
Wasiirka arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdirixmaan Dhabancad oo ay weheliyaan xildhibaano heer federaalka ah iyo masuuliyiin katirsan Galmudug ayaa ku guulaystay in heshiis hordhac ah laga gaaro dagaal dhawaan beelo walaalo ah ku dhexmaray deegaanka Teerage ee galbeedka Gaalkacyo kadib socdaal nabadeed oo ay halkaas ku tageen