
12th June 2026 admin Category :
Gudoomiyaha Guddiga KMG ururka KAAH Wasiir Ilyaas Cisman Lugatoor, oo ka warbixyay booqashadii saaka uu ku yimi Madaxweynaha Puntland, DR. Siciid Cabdullhi Deni xarunta dhexe Ururka, iyo is diwaan gelintii madaxweynaha xubinnimada Ururka KAAH







