![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/07/205230057_2989897881333994_7166660129970895132_n-624x363.jpg)
12th February 2025 admin Category :
Taliyaha Hawlgelinta ciidamada PMPF G/S Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed ayaa Warbaahinta warbixin ka siiyey hawlgallada Ciidamada Dowladda Puntland ka wadaan buuralayda Calmiskaad, kuwaasi oo lagu soo af-meerayo firxadka Argagixisada.