29th March 2024  admin  Category :

Waa maxay sababta Puntland ay wax uga qaban wayday Bililiqada Buuraha Cal madow?.

Somalia ?? Nature ?️ | Places to visit, Nature, Natural landmarks

Muuqaalk hoose waa Buurta Cal madow ee gobolka Sanaag oo in badan oo ka mid ah ay horay ugu sugnaayeen Argagixisada, ayaa hadda intii soo hartayna waxa la doonayaa in la nabaad guuriyo, iyada oo mar marsiinyo laga dhiganayo Dahab ayaan ka guranynaa,

Maanta Buurta Cal madow, dadka ugu yar ee ku nool waa kuwa ku abtirsada Puntland, waxaana ugu badan dad aan haybtooda la aqoon oo Caalamka oo dhan ka kala yimid.

Buurta Cal Madow horay waxa argagixisada ugu abuuray Maangaab ka soo jeeda beesha Warsngeli, maantana Maangaab isla xaafaddii ah ayaa soo hogaaminaya kuwa nabaad guurinaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*