
17th July 2026 admin Category :
Shirkii dhalinyarada Soomaalida waxa ku metalayey Hawiye TikTokers

Shir lagu qabtay dalka Marocco, oo ay ka soo qayb galen dhalinyarada aduunka kuwooda guulaystay, kuwa xirfaha leh iyo kwa Jaamacadaha ka baxay, oo dal walba soo xushay kuwooda mustaqbalka fiican leh (accomplished students, young professionals) ayaa dalka Soomaaliya waxay shirkaas u dirtay Hawiye TikTokers, gaar ahaan beesha madaxweynuhu ka soo jeedo ee Abgaal
The topics discussed at the summit focused on sustainable development, youth leadership, and international diplomacy.







