9th February 2023  admin  Category :

Maamulka SNM oo sheegay beesha ay hayb soocaan ee Hawiye ayna codeyn karin dalka maadama oo aanay u dhalan.

Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaasi ayaa hadalkan yidhi isagoo ka jawaabaya kaddib markii odayaal dhaqameed iyo dadweyne kale oo ka hadlay Burco kana soo jeeda Beelaha Hawiye ay sheegeen inay Murashaxiin Burco ka sharaxan ay u codeynayaan.

Wasiirku wuxu yidhi “Qof aan u dhalan Isaaq ma codeynayo, way iska hadlayaan, ka soo kaxaystayna wuu iska hadlaya. Waannu ku daba jiraa maalamaha soo socdana talaabo ayaanu ka qaadaynaa ku waxaas leh.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*