27th July 2024  admin  Category :

Haddii sharcigu shaqayn lahaa Duqa magaalada Muqdisho ma gudoonsiiyeen deeqaha Caalamka ay Soomaali ugu deeqdo  Puntland,

Duqa Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho  Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,  ayaa labo Bas oo ka mid ahaa deeqihi  caalamku  Soomaali oo dhan  ugu deeqeen,  oo horay sadbursi loogu siiyey  magaaladda Muqdisho ayaa hadda  hanbo yar oo ka mid ah  ugu deeqay Caasimdda Puntland ee Garowe.

https://allsanaag.com/gaadiidka-dadweynaha-reer-muqdisho/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*