27th July 2024  admin  Category :

Bal ka waran haddii adiga oo xaq u leh xabad rooti ah aad raadiso tobban xabbo oo roodhi ah? Bal ka waran qabiil iska dhan oo raadinaya waxeeysan xaq u laheen? Hadaba, qaar ka mid ah beelaha deggan Hargeeysa iyo nawaaxigeeda oo xilligii daggaalada ay socodeen qaxa ku taggay dalka Itoobiya ayaa maanta waxeey doonayaan in tuulooyinka ay deganyihiin looga dhigo gobolka 10aad ee Itoobiya. Gobolada Itoobiya ayaa ka kooban 9 gobol.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*