26th July 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag,  Waxay Hambalyo Meher oo qaali ah u dirayaan  Lamaanaha Isdoortay ee Nolosha Aduunka ku Midoobay, oo meherkoodu ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho  waa Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Maakhir  Sakariye  Caaqil Siciid Caaqil Cismaan Caaqil Awaare iyo Boqoradda Foos Beddel Abtidoon

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*