
17th July 2026 admin Category :
Bahda Allsanaag, Waxay halkan duco iyo tahniyad u marinayaan Mohamed Hassan Ibraahim & Layla Hassan Mohamed oo meherkoodu ka dhacay degmada Badhan ee gobolka Sanaag Waxaan Allah uga baryayaa inuu ka dhigo reerkii lagu nastee lagu nagaado, ubad khayr qabana Ilaahay kala siiyo.! 👏 👏
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير “







