7th June 2023  admin  Category :

Bahda Allsanaag, waxay Hanbalyo u dirayaan caaqil  Maxamed Cabdulaahi Faarax.

Maxamed Cabdulaahi faarax Shirwac, ayaa maanta ku guulaystay kursigii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Daahir Xaaji Geele

Maxamed C/laahi Faarax ayaa  helay 49-cod.

Xildhibaankan ayaa ka soo jeeda beesha Warsangeli, Dubeys

Hoos ka akhriso faahfaahinta warkan oo aan horay u qornay

Yaa bedelayaa Xildhibaankii dhowaan ku geeriyooday Garowe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*