27th April 2024  admin  Category :

C/fataax Maxamed Saalaad,ayaa Ku guulaystay Doorashada Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan.
Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Dhahar ayaa helay 14 cod halka musharax Daahir Maxamed Maxamuud, oo ahaa musharaxii wareega usoo gudbay uu helay Codad gaaraya 13 cod.

Sidoo kale Maxamed Muuse Cabdirixmaan ayaa loo doortay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Dhahar

Image may contain: 3 people
Image may contain: 2 people
Image may contain: 6 people, people sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*