28th March 2024  admin  Category :

Baarlamaanka Puntland oo laalay dacwadii laga soo gudbiyey Xildhibaan Cawil Daad.

39 xildhibaan oo kamid ah 41 Xildhibaan oo fadhiyey kulanka 5’aad ee kalfadhiga 45’aad ayaa u codeeyey in Xildhibaanku uusan wax danbi ah gelin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*