
8th February 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag waxay hambalyo u dirayaan Xildhibaanada golaha degaanka degmada Badhan ee la soo doortay, oo iyaguna u doortay Gudoomiyahooda Axmed Maxamed Timir iyo ku xigeenkiisa Xaawo Maxamuud Faarax. Guulaysta dhamaantiin



