8th May 2024  admin  Category :

Waa labo will oo walaalo ah oo halmar wada aroosay labo gabdhood. hal goobna kuwada aqalgalay. Miyiga deegaanka Buraan ee gobolka Sanaag

Bahda Allsanaag waxay  hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan   Maxamed Maxamuud  Caaqil Xasan Caaqil Awaare iyo Marwadiisa Faadumo Jaamac Siciid jamac iyo Salebaan Maxamud Caaqil  Xasan Caaqil  Awaare iyo marwadiisa Ayaan Maxamed Qaasin.  labadan Wiil ee walaalaha ayaa hal mar ku wada aroostay  Degaanka Soolka ee   Xamudhaar, Buraan Gobolka Sanaag,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*